Ku soo dhawaada!
MaineHealth waxuu siiyaa adeegyo turjubaano oo daahsoon oo loogu talagalay bukaannada dhegoolaha ah, kuwa maqalku ku adagyahay, iyo kuwa aqoonta Ingiriisigu xaddidan yahay (LEP) iyada oo aan wax kharash ah laga qaadin bukaannada ama qoysaska. Turjubaanada xirfadlayaasha ahi waxay leeyihiin tababar gaar ah oo ku saabsan erey-bixinta caafimaadka si ay si wanaagsan u taageeraan adiga iyo bixiyahaaga labadaba. Waxaan kugu dhiirigelinaynaa inaad u ogolaato inay kuu adeegaan inta lagu jiro wadahadalka caafimaadka.
Free Care
Codsiga Free Care (PDF, 203.79 KB)
Soo-koobista Hadalka Cad (PDF, 118.24 KB)
Siyaasadda Free Care (PDF, 522.9 KB)
Siyaasadda Biilasha iyo Uruurinta Lacagta (PDF, 189.25 KB)
Xuquuqda Bukaanka & Qarsoonaanta
Help
Khadka Xiriirinta Turjubaanka
Fadlan wac 888-879-1120 adeegyada turjubaanka MaineHealth.